Preloader Close
m
o
e
p
u
n
t
l
a
n
d
Close
Reach Us
Send Now
Contact Info
Ministry of Education & Higher Education
MOE Compound, Garowe, Puntland, Somalia
+252 904351111
info@moehe.pl.so
SOMALI
UPDATES
EXAM RESULTS
home
About us
Departments
Admin and Finance
Quality Assurance
Formal Education
Non Formal Education
Policy & Planning
HRM Department
Regional Office
Ayn
Bari
Raascasayr
Sanaag
Sool
Mudug
Nugaal
Karkaar
Haylaan
Contact Us
Exam Results
Web Mail
Contact Info
Ministry of Education & Higher Education
MOE Compound, Garowe, Puntland, Somalia
+252 904351111
info@moehe.pl.so
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KORMEER KU YIMID XARUNTA WASAARADDA
Home
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KORMEER KU YIMID XARUNTA WASAARADDA
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KORMEER KU YIMID XARUNTA WASAARADDA
Garoowe, Maarso 30, 2024; Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Fu’aad Abshir Axmed ayaa Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ku soo dhaweeyey Xarunta Wasaaradda, halkaas oo uu kormeer ku yimid.
Kulan is-xogwaraysiga ah oo Wasiirka uu kula qaatay Madaxweynaha Xarunta
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland
waxaa ku wehelinayey Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Mudane Maxamed Diiriye Gama’diid, Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Mudane Cabdisalaan Cali Faarax (Biligsay) iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Jubba Cali Nuur.
– DHAMMAAD –
Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare ee Puntland
Facebook:
https://www.facebook.com/MOEHEPuntlandofficial
Twitter:
https://x.com/MOEHEPuntland
Instagram:
https://www.instagram.com/moehepuntland
Telegram:
https://t.me/moehepuntland
Website:
https://moehe.pl.so
Email: info@moehe.pl.so